DHAGEYSO:-Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo ka Jawaabay Eedayn Shalay loo jeediyey

0

Wasiirka maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Caarshe ayaa shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta wasaaradda ee Garoowe, ka jawaabay eedayn uu u soo jeediyay Xisaabiyihii hore ee wasaaradda ee Gobolka Barkhadle Aadan Muuse oo shalay isku casulay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.