DHAGEYSO:- Taliyaha ilaalada Canshuuraha oo Qardho ka hadlay

0

Taliyaha ilaalinta cashuuraha gubolka karkaar cabduqadir axmad khayr bashka ayaa bulshada qardho iyo ganacsatada ugu baqay in ay bixiyaan cashuuraha.

dhinaca kale wuxuu ugu baaqay Shacabka inay la shaqeyaan Ciidamadda Qaadida Canshuuraha dalka .