DHAGEYSO:- Shacabka Boosaaso oo ka hadlay eedeynta Xisaabiyihii Maaliyadda

0

sidaad lasocotaan dhagaystaaya oo aad ku dhagaysateen Barnaamijyadeenii Saaka iyo Xalay , xisaabiyihii Wasaasaarada Maaliyada ee Gobolka Mudug Barkhadle aadan ayaa shalay iscasilay waxaana uu Wasiirka maaliyada Puntland ku eedeeyay musuq maamul iyo lunsi lacageed, halka dhanka kale eedaasi uu ka jawaabay Wasiirka maaliyada Puntland waxaana uu eedeenta Xisaabiyaha uu usoo jeediyay kutilmaamay mid xaqiiqada ka fog .

Hadaba madhab baa in Wasaarda Maamilayada uu ka dhexjiro Musuq maasuq iyo wax isdaba marin.

Qar kamid ah shacabka Bosaaso ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay eedeynta Wasiirka ee u jeediyaay Xisaabiyihi wasarada Maaliyada ee Gobalka Mudug.