DHAGEYSO:- Saraakiil ka socotay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha DFS oo Bali Cad gaaray

0

Saraakiil ka socotay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqdey Deegaanka Bali-cad oo hoos yimaada magaalada Caabudwaaq.

Ujeedka safarka Masuuliyiinta ayaa lagu sheegay sidii degaanka loga hirgalin lahaa Xafiis ay leedahay Hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyaddaha.