DHAGEYSO:-Gudoomiye ku xigeenkii degmada Diinsoor oo ku biiray alshabaab

0

Ibraahim Aadan Ibraahim Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Maamulka Koofur Galbeed  ayaa Beeniyay in degmadaasi ay ka jirto Caburin iyo dilal loo geesto Shacab iyo Masuuliyiin kale oo degmada ka tirsan.

Guddoomiyaha ayaa Beeniyay inuu degmada ka masaafuriyay Labada Guddoomiye ku xigeen ee Arimaha Bulshada iyo Amniga iyo Sidoo kale Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmadaasi,