DHAGEYSO:- Xildhibanada Puntland Maxay kadhaheen Khudbadii Gaas ee shalay

0

Xildhibaan Nuuradiin iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Nur dirir oo labaduba ka mid ah Muddanayaasha baarlamanaka Puntland ayaa Warbaahinta uga waramay waxyabaha laga filankaro Kalfadhiga 41 aad ee madaxweyne gaas shalay furay .

Xildhibaanada ayaana sidooo kale ka ka hadlay Arrimo a xiriira dooorashooyinka dalka iyo muda xilleedka soo dhawaaday iyo ida ay suuragal ku noqon karto dooorash ka dhacda Puntand 2019 .