DHAGEYSO:- Shacabka Gobalka Sool ee Deeq ku warejiyay Ciidanka Puntland

0

Waxgaradka iyo shacabka deegaanka Sarmaanyo ee Gobolka Sool ayaa Ciidamada Difaaca dowldda Puntland waxa ay ku warejiyeen deeq isugu jirta Calaf iyo ciidan .

Goobtii deeqdan lagu warejiyay ayaa waxaa ku sugnaa Xubno katirsan Golaha Wasiirada ee Puntland oo uu kamid yihiin Amniga iyo Caafimaadka.

Waxaa Goobta ka hadlay Waxgaradkii deeqdaasi wareejiyay iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah isimada waawayn ee Sool iyo Sanaag .iyo Wasiirka arimaha Gudaha ee Puntland Calaahi Timacade .