DHAGEYSO:-Shacabka bosaaso iyo aragtida hanjabadii madaxweyne gaas

0

Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa aragtidooda ka dhiibtay khudbadii uu Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka jeediyey kala fadhigii baarlamaanka Puntland ee shalay