DHAGEYSO:- Sariflayasha Muqdisho oo ka hadlay daabicista Lacagta Cusub

0

Xili Dhawaan markii Gudoomiyaha bank-ga dhexe ee somaliya uu shaaciyey in la soo daabici doono lacag cusub ayaa waxaa maanta arintaasi si weyn kaga hadlay sariflayasha magaalada muqdish.

qaar ka mid ah sariflayashasi oo nala hadlay ayaa shaaciyey in dowlada somaliya looga baahnaa in latashi ay kala sameyso sariflayasha maadama haatan lacagta shilinka somaliga ee sii dabar go’ayso ay iyaga gacanta ku haayaan .