DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug Ayaa soo dhaweeyay heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda soomaaliya iyo itoobiya .

Xildhibaanka ayaa sheegay in soomaaliya ay u baahan tahay hormar dhanka dhaqalaha ah sida uu hadalka u dhigay wuxuu dadka ka soo horjeeda heshiiskaas ku tilmaamay kuwo doonaya in dib loogu noqdo 27 sano