DHAGEYSO:-Puntland oo ka Hadashay Dumar Waxyeelo kasoo gaartay Dagaal dhexmaray & Soomaaliland Qaab kale u dhigtay

0

Dhawaan ayaa hadal kasoo baxay Soomaaliland waxaa lagu sheegay inay jiraan Khasaare la gaarsiiyey Gabdho kasoo jeeda magaalada Hargaysa kuwasoo ku sugnaa Magaalada Garowe ee caasimada dawlada Puntland.

Shirjaa,id oo magaalada Garowe ay ku qabteen Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal iyo Gudoomiyaha gobolka Cumar C/laahi Faraweyne ayaa looga hadlay Arimahaas.

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Faarax C/raxmaan Warsame ayaa sheegay inay jirto dhacdadaasi basle ay yihiin Haweenku dagaalay Guri ay wadda degenaayeen sida uu sheegay Taliyaha.