DHAGEYSO:-Odayaashii Gabdho Isku Waxyeeleeyey Garoowe oo Beeniyey Warkii Somaliland Laascaanana Dagaal Kaga Dhawaaqay

0

Odayaasha Beesha ay ka soo Jeedaan gabdhihii Garowe isku laayay oo sheegay inay Been agayd Wararkii Maamulka Laascaano sheegeen ee ahaa in gabdhaha Ciidan Istaaf ah Waxyeele u gaysteen.