DHAGEYSO:- Muxu yahay Ujeedka Safarka Farmaajo ee Addis Ababa

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Mudane Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Itoobiya gaar ahaan magaaladda Addis Ababa halkas oo uu kaga qayb gali doono shir muhiim ah.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur oo ka warbixiyay Safarka Madaxweybe Farmaajo Ee Dalka Itoobiya