DHAGEYSO:-Madaxweynaha Somaliland oo Ku Dhawaaqay Inaysan Somaliland u Dhammayn Dagaalka Tukaraq Codsina Diray

0

Madaxweynaha Soomaaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Soomaaliland aysan u dhammayn dagaalka Tukaraq, wuxuuna codsaday in la qaboojiyo xiisadda colaadeed ee gobolka Sool oo laga cabsi qabo inay markale ku dagaalamaan ciidanka Puntland iyo Soomaaliland.