DHAGEYSO:-Wasaarada Haweenka Puntland oo ka hadashay Dilalka Qorshayn loo Gaysanayo Haweenka Laascaano

0

Iyadoo Wali ay taagantahay Xiisada Coladeed ee u dhaxaysa Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa magaalada Laascaano waxaa ka jira Saamayanta Xiisadaasi Coladeed.

Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabtay kulan looga hadlayey sidii loo ilaalin xuquuqda Haweenka iyo Danyarta kunool magaalada Laacaano ee gobolka Sool.