DHAGEYSO:-Dagaal Beeleed Ka Soo Cusboonaaday Qaybo ka mid ah Galgaduud

0

Wararka Aan Ka Helyno Dagmada Balanbal Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Sheegay In Qeebo Ka Mid Xaafadaha Dagmadaasi Ay Weerar Ku Sooqaadeen Kooxo Hubeesan Kuwaas oo risaas Culus ku furay Dad shacab ah.

Gudomiyaha Dagmada Balan Bal Ee Gobolka Galgaduud Jaamac Xayle oo La Hadlay Warbaahinta Ayaa Sheegay In Kooxdan Weerarka Soo Qaadeen Ay Yihiin Dadka Deegaanka Islamarkaas Shalay Nin Lagu Dilay Magaalada Gudaheeda Ay Uga Jawaabayeen Weerarka Ay Xaly Sooqaadeen Balse uu San Dhib Dhicin

Waxaa uu Intaasi Raaciyay In Labadaan Maleeshiya Beeleed Ee Hada Is Haysata Horay Ay Colaadi Uga Dhaxaysay, Balse Dabayaaqadii Bishii Febraayo Ee Sanadkaan Heshiis Ka dhacay Balan bal Lagu Heshiiyay 40 Nin Diyadood Mudo 3 Bil Ah Lagu Bixiyo Hase Yeeshee Aysan Taasi Suura Galin.