DHAGEYSO:- Bananbax loga so horjeedo caburinta shacabka Laascanod oo Qardho kadhacay

0

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar waxaa maanta kadhacay banaanbax looga soo horjeedo dhibaatada iyo caburinta lagu hayo shacabka Magaaladda Laascanood ,taas oo maamulka Somaliland mar walba dhibaato xoogan ku hayso dadkaas.