DHAGEYSO:-Sidee ay u arkaan Shacabka Muqdisho heshiiskii Dowladda Soomaaliya ay la gashay Itoobiya?

0

Dhawaan ayey aheyd Markii ay heshiis maalgashi ah ay kala saxiixdeen Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Itoobiya,heshiiskaas oo intiisa badan ay Siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed ay intooda badan ay ka muujiyeen mid aan wax badan aysan Soomaaliya ka faaido doonin,islamarkaana ay ku qaldantay Dowladda in ay heshiis ay la gasho Dal Cadoow ku ah Umadda Soomaaliyeed.

Hoos ka dhageyso codka shacabka muqdisho