DHAGEYSO:- Salaad Cali Jeelle ”Farta Halagu Fiiqo Kuwa Diidan Dowladnimada”.

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu marka hore kaga hadlay, isla markaana uu soo dhaweeyey heshiiskii Sabtidii ay muqdisho ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo itoobiya

Dhinaca kale Siyaasiga ayaa sheegay in uu yahay heshiiskaas mid wanaagsan oo loo baahan yahay in la taageero maadaama dowladda hadda jirta ay tahay mid horay u socota sida uu hadalka u dhigay.

HOOS KA DHAGEYSO