DHAGEYSO:- Gabar Laascanood ku sugan oo ka hadashay dhibkay ku qaban Somaliland

0

Mid ka mid ah Haweenka ku dhaqan Magaalada Laascaanood oo warasyi siisay Allgalgaduud Magaceedana u qarisay Sababa maan Awgiis ayaa sheeegtay in dhibaata weyn lagu hayo shacabka laascaanood

Waxay ugu baaaqday Puntland beeesha Caalamka iyo Cid kasta oo ka damqanaysa dhibaatada dadka reer sool ay ku hayaan Soomaliland inay Eegaan waxa maanta laascaano ka socda.