DHAGEYSO:-Ambassador Fiqi Oo Sharaxay Jawaabtii Soomaaliya Ee Dacwadda Badda

0

Cali Saciid Fiqi oo ah  safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa sharaxaad dheer wuxuu ka bixiyey jawaabtii shalay ay Soomaaliya ka bixisay dawacadda Badda.

Safiirka ayaa waxa uu sheegay in hadda bisha December la sugayo jawaabta dhanka Kenya, kadibna howlaha kale ee dacwadda la guda galayo.

Hoos ka dhageyso codka