DAAWO;- Madaxweyne Farmaajo oo faah faahin ka baxshay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo Waraysi Toos ah siinayay Warbaahinta Dowladda ,gaar ahaan TVga Qaranka SNTV, waxa uu faah faahiyay heshiiska dhawaan ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

 

HOOS KA DAAWO