SAWIRO:- Taliyihii Cusbaa Canshuura gobolka Kar-Kaar oo Xilkii la wareegay Maanta

0

Taiyaha cusub ee laanta Canshuuraha Gobolka Kar-Kaar ayaa maanta xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee xilkaasi dhawaan dawlada Puntland ay ka qaaday.

Masuulkan cusub ayaa Munasibad uu xilka kula wareegayo waxay ka dhacday gudaha Xarunta waxaana uu u mahad celiyey Taliyihii hore ee Laanta Canshuuraha gobolka Kar-Kaar Mudane Ayaanle Muuse Ciise.