TOP NEWS:-Howlgallo ka socda Buuraha Galgala Ee Gobolka Bari

0

Wararka An Saaka Ka Helanyo Buuraha Galgala ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi howlgallo kala duwan ay ka waddaan ciidamada maamulka Puntland.

Howlgalladdaan ayaa loogu tala galay in looga hortaggo Weeraro Al-Shabaab ay kusoo qaadaan gobolka Bari

Meelaha ay howlgalladda ka socdaan ayaa waxaa ka mid ah degaanada hoos yimaada degaanka Balikhadar oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Ammaanka maamulka Puntland.

La soco Wixii Soo Kordha