DHAGEYSO:- Cuduro laga qaado Caaga lo adeegsado Cuntada

0

Cilmibaaris ay samaysay jaamacadda Harvard, ayaa lagu sheegay isticmaalka weelka caaga ka samaysan in ay ka dhalan karaan xaalado caafimaad darro oo ay ka mdi tahay madhalaysnimo, Kansar, iyo dhiigkar.

Warbixintan Wariye Cabdirisaaq Jubba ayaa Boosaaso kaso jeedinaya