Akhriso:-Shacabka Laascaanood oo ku waaberiistey waraaqo magaalada lagu daadiyey

0

Shacabka kunool magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa ku soo waaberiisteen iyadoo ay jiraan waraaqo lagu daadiyey qaar kamid ah waddooyinka iyo suuqyada waaweyn ee magaaaldu ay ka kooban tahay.

Warqadahaan oo aan la ogayn cidda ku daadisay magaalada ayaa waxaa ku qoran erayo guubaabo ah oo lagu kicinayo shacabka magaalada Laascaanood oo muddooyinkii ugu dambeeyey, cabburin, caga juglayn, xarig iyo hanjabaad kala kulmayey maamulka Soomaaliland.

Hoos ka akhriso