SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Abiy Amed ayaa booqasho hal maalin qaadan doonto waxaa uu ku yimid Saakay Magaalada Muqdisho.

Abiy Ahmed ayaa soo dhaweyn heer Sare ah waxaa loogu sameeyay Garoonka Aadan Cadde, waxaana ka qeyb qaatay Madaxda Qaranka , Ciidamada iyo Shacab.