DHAGEYSO:- RW khayre oo ka hadlay Sugida Amniga Muqdisho

0

Xasan Cali Kheyre Ra”isul wasaaraha Somalia oo ka hadlayay amaanka magaalada Muqdisho aya sheegay in ay ku amaananyihii Ciidanka xasilna sida ay u guteen wajibaadkooda shaqo ugana hortageen falalka ami daro.

Waxa uu sheegay in aysan jirin Wararka la isla dhex marayo eek u aadan in cidankaan loogu talagalay amaanka magaalada inta lagu guda jiray Bisha Ramadaan lkn ay yihiin ciidamadii khaaska ahaa ee xaqiijin lahaa amaanka muwaadiniinta.