DHAGEYSO:- Taliska Booliska Gobalka Bari oo Ganacsatada Boosaaso u digay

0

Taliska qaybta booliska gobolka ee gobolka Bari ayaa ka hadlay ammaanka gobolka Bari iyo digniin uu u jeediyay dadka ka ganacsada baaruudda carruurta ay ku cayaarto ee qaraxyada, taasi oo si’aad ah loo keeno munaasbadaha ciidda.

Cabdixakiin Xuseen Yuusuf taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa dhanka kale sheegay si loo sugo ammaanka looga baahanyahay shacabka inay gaadiid ku dhex wadan magaalada , kahor salaadda ciidda.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO