DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Cadaado Oo Iclaamiyey Goobta Lagu Takan Doono Salaadda Ciidda

0

Maamulka Degmada Cadaado ayaa waxa ay iclaamiyeen Goobta lagu tukan doono Salaada ciida ayakoona dhanka kale Fariin udiray Darawalada Gawaarida.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Xuseen Tootoole ayaa kahadlay arimahaasi Oo Dhan.