DHAGEYSO:- Cali Cabdullaahi Cosoble “Dagaal beeleedka hala joojiyo”.

0

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug,Hir-Shabeelle in ay dadkaasi dhexgalaan six al looga gaaro dagaalkaas.

Dhinaca kale waxa uu ka codsaday Madaxweyanaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare kheyre iyo Xubnaha labada Aqal ee ka soo jeeda Hir-Shabeelle iyo Galmudug in iyana dhankooda ay ku baxaan si loo badbaadiyo in dhiig kale uu ku daato dagaalo dhexmara labadaasi beeleed.

Isku soo wada duuboo colaada u dhaxeysa labada beelood ayaa ah mid dhowrkii sano ee ugu dambeyasy soo jiitameysay,waxana fashilmay dadaalo lagu xalinayey dagaaladaas.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO