Maamulka iyo odayaasha dhaqanka deegaanka Tuulo Xabiibo ee gobolka oo lahadlay Warbaahinta ayaa dowladda Puntland ka codsaday inay ka gacan siiyaan sidii loo bixin lahaa miinooyin tira badan oo ku xabaalan deegaamadaasi.