DHAGEYSO:-Wadayaasha Mootooyinka Bajaajka oo Cabasho ugudbiyay Dowladda Soomaaliya

0

Qaar ka mid ah wadayaaasha Bjajaajka oo hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay cabsi ka qabaan dilalka sii kordhaya oo ay geystaan ciidamada dowladda soomaaliya taasi oo ay sheegeen inay culeys horleh ku keeneyso shaqadooda.

Dhinaca kale Waa ay siihadleen wadayaasha mootooyinka Bajaajka waxaayna si wadajir ah u sheegeen inay qaadi doonaan talaabo ah in ay guud ahaan joojin doonaan shaqooyinka ay hayaan hadii aysan dowladda soomaaliya xal uhelin dilalka joogtada ah iyo xernaashaha wadooyinka Magaaalada.