Daawo:- Wasiir Quraan Jecel,”Wasiir Sacad Xagee Buuleeyahay oo aan Wadahadal Kula Galnaa”

0

Wasiiru dowlaha xiriirka golayaasha dowladda Puntland ahna Afhayeenka madaxtooyada Mudane Cabdullaahi maxamed Jaamac Quraan Jecel oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuusan jirin wax wadahadal ah oo ay Puntland kula jirto Soomaaliland.

Waxa uu sheegay inaysan jirin meel ay Puntland wada xaajood kula gasho Soomaaliland kaliyana ay kula hadli karaan markii ciidanka Soomaaliland ay gaaraan xuduuda Lebida Gaatama islamarkaana ay dowladda Puntland xoraynayso gobolka Sool.

Afhayeenka Puntland " laascaanood iyo dadkeedaba waa la xoreynaya"

Slået op af Yusuf Abdi Shire i 12. juni 2018