DHAGEYSO:-Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland oo Masuul cusub u magacowday Degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal

0

Wasaarada Haweenka iyo Arimaha qoyska ee dawlada Puntland  ayaa magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal u magacowday masuul Cusub kaasoo horay uga tirsanayd xafiiska wasaarada haweenka iyo arimaha Qoyska ee degmadasi.

Xaawo Kiin Gacmay oo loo magacaabay Xiriirka wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska ee degmadaasi Buurtinle ayaa munaasibad lagu soo dhawaynayo waxay ka dhacday degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal,taasi oo ay ka qayb galeen waxgaradka degmada iyo Gudoomiye ku xigeenka Wasarada Haweenka iyo arimaha qoyska.