DHAGEYSO:-Maxaabiis dhameysatay xabsi 8 sano ah oo soomaliya dib loogu soo celinayo

0

Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ahna Qunsulka safaaradda Cali Maxamed (Cali Bagadi) ayaa Afar ka mid ah Maxaabiis Soomaaliyeed oo mudo Sideed sano ah ku xirnaa xabsiyo ku yaalla Magaalada Nairobi.

Cali Bagadi ayaa markii uu booqday xabsiga wuxuu la kulmay Madaxda xabsiga, wuxuuna ka dhageystay warbixin ku saabsan xaalada ay ku nool yihiin Maxaabiista Soomaaliyeed, isaga oo intaas kadib kormeer ku soo sameeyay xabsiga.