DHAGEYSO:-Aamaanka degmada balcad oo laga shiray maxaa ka soo baxay

0

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada balcad iyo saraakisha ciidamada milatariga soomaaliya ayaa kulamo yeeshay amaanka degmadaasi

Kulanka oo socday mudo saacado ah ayaa diirada lagu saaray sidii looga hortagi lahaa weerada ay alshabaab ka geystaan gudaha degmada balcad