TOP NEWS:-Madaxweyne Gaas oo guddoomiye u magacaabay gobolka Sool

0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Cali Maxamed Gaas ayaa wareegto ka soo baxday xaiiskiisa waxa uu guddoomiye ugu magacaabay Abuukar Cabdi Geelle.

Gobolka Sool ayaa deegaano ka mid ah waxaa ku dagaalamaya ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland kuwaas oo mid walbaba uu sheeganayo in asaga uu maamulayay islamarkaane lagu soo doolay.