DHAGEYSO:-Xildhibaan Nasir Cali Shire “Waxaa socda kala fogayn shacabka soomaaliland Waana Xisbiga Wadani”

0

Xildhibaan Nasir Cali Shire oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in ay qurbo jooga Somaliland ee dalalka qaarada Yurub ay aad u kala fogadeen isla markaana waxaa uu sababteeda ku sheegay xisbiga Waddani .

Sidoo kale Xildhibaan Nasir Cali Shire ayaa waxaa uu xisbiga Waddani ugu baaqay inay guddi u saran sababta kaliftey in xisbigu doorashadii madaxtooyada ku guuleysan waayo