DHAGEYSO:- Shaqo la’aan Baahsan oo haysta dhalinyarada Dalka

0

Dhalinyaradda Somaliyeed ee dalka ku sugan kana baxay Jaamacadaha ayaa guddaha Dalkooda Hooyo ku haysta shaqo la’aan baahsan ,waxaana inta baddan ay ku kalifta dhalintu inay ka tahriiban dalkooda hooyo una socdaalan Qaradda Yusub.

Hoos kadhegayso Warbixin ka hadlaysa Arrimahaas.