DHAGEYSO:-Garabkii Barre Hiiraale oo eedayn kulul warbaahinta u mariyay madaxda jubbaland

0

Garab siyaasadeedkii uu horay u hogaamin jiray Col. Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa madaxda maamulka jubbaland ku edeeyay in ay cabudhin ku hayaan shacabka ku nool deeganada jubbaland

Afhayeenkii hore ee garabka barre hiiraale cabdi rashiid macalin gaas ayaa sheegay in dhac iyo dhibaato joogto ah lagu hayo shacabka magaalada kismaayo