DHAGEYSO:-Xildhibaan Dhegacadde oo Ka Hadlay Isku dirka Faysal Cali Waraabe Ammaana u Jeediyey Reer Boorama

0

Xildhibaano katirsan mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa si kulul u dhaleeceeyey hadalka Faysal Cali Waraabe oo ay ku sheegeen mid aan wax ka soo qaad lahayn oo uu sheegay qof nolosha aan wax micne ah ka lahayn.

Xildhibaan Dhega-cadde oo katirsan barlamaanka Puntland ayaa siweyn ugu mahadceliyey shacabka iyo waxgaradka reer Boorame oo uu sheegay inay yihiin dad gob ah oo siweyn u soo dhoweeyey ardayda Soomaaliyeed islamarkaana ka falceliyey hadalkii Muuse Biixi.