DAAWO:- Ex Wasiir Dirir ” Dagaalku Lascanood wuu dhafaya ilaa Burco qabsanaynaa ”

0

Wasiirkii hore ee Qorsheynta & Iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo kasoo jeeda gobalka Sool, gaar ahaana Beesha Jaamac Siyaad ayaa si adag uga hadlay waxa ka socda Laascaanood, wuxuuna sheegay in dagaalku uu maalmaha dhaw ka gudbayo Laascaano, oo uu gaarayo Burco.