SAWIRRO.- Wasiirka Maaliyadda oo soo bandhigay Lacagta Cusub ee loo soo daabacayo Soomaaliya

0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo badhigay muuqaalka lacagta Shilin Soomaaliya ee la filayo inay dowladda Soomaaliya soo daabacdo.

Dhinaca kale Lacagtan ayaa ka kooban nuquladda 5000 /= iyo 10,000 /= waxaana muuqaalkoodu yahay mid dahabi ah oo aan dib loo daabacan karin, waxaana Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle uu sheegay in qorshaha daabicidda lacagtan ay meel fiican mareyso.