DEG DEG: Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Duleedka Jamaame

0

Diyaarado Dagaal oo loo maleynayo in ay laga leeyahay Dalka Mareykanka ayaa weeraro dhanka cirka ahaa waxey ka fuliyeen Duleedka Degmada Jamaame.

Weerarkan ayaa lagu sheegay in uu jawaab u ahaa Weerar kale oo Shalay lagu dilay Askari ka soo jeeda Dalka Mareykanka oo ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay Weerarkan dhanka cirka ahaa oo ka dhacay Duleedka Degmada Jamaame.