DHAGEYSO:-Soocade “Rag badan oo loo yaqaan In ay yihiin dhulbahante way iska sheegtaan ma ahan”

0

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Puntland, Maxamuud Xasan Soocadde, oo wareysii siiyey Warbaahinta  ayaa sheegay in  shacabka Puntland ay ka go’antahay soo celinta dhulka ka maqan gacanta Puntland iyo xoreynta shacabka Sool.

Soocadde ayaa sidoo kale sheegay in siyaasiyiin badan oo dadku ay u haystaan in ay yihiin beesha dhulbahante ayna ahayn sida uu hadalka u dhigay una adeegaan maamulka somaliland uu  magac ku sheegay soomaali diid in ay yihiin