DHAGEYSO:-Madaxweynhii hore ee soomaaliya oo cadeeyey mowqifkiisa qodobadii ka soo baxay shirkii baydhabo

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyey mowqifkiisa ku aadan qodobadii ka soo baxay shirkii Amniga Qaranka ee Magalada Baydhabo.