DHAGEYSO:-Golaha wasiirada Somaliland oo ansixiyay xeerka doorashada iyo diiwaangelinta

0

Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa ansixiyay xeerka doorashada iyo diiwaangelinta, iyadoo xeerkan oo kuraas baarlaman u qoondeynaya haweenka iyo beelaha laga tira badanyahay .

Madaxweynaha soomaaliland ayaa golaha wasiirada ku amaanay qaabka ay xeerkan u ansixiyeen kaasi muhiim ka noqon doona doorashooyinka soo socda