Dhambaal Tacsiyadeed:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Cali-siraad Cabdisalaan Ashkir.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Cali-siraad Cabdisalaan Ashkir.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cali-siraad Cabdisalaan Ashkir, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Cabdisalaan Ashkir, gaar ahaan Cabdullaahi Cabdisalaan Askhkir (Cabdullaahi Garoon) iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cali-siraad Cabdisalaan Ashkir, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Cali-siraad Cabdisalaan Ashkir, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cali-siraad Cabdisalaan Ashkir Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale  Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyadaha GalJubba ee dalka Dibeddiisa.