DHAGEYSO:-Isqabqabsiga Dhulka Laascaanood Oo Siiyaraanaya

0

Duqa degmada Laascaanood cabdi casiis  Xuseen ayaa sheegay in is qabqabsiga dhulka ee Laas-caanood iyo deegaannada ku xeeran uu ku yimid hoos u dhac.

Waxaa uu tilmaamay in ay jiraan ganacsato iyo qurbo joog ka beec mushtara iibinta dhulka caqabadna ay ku yihiin dowladda hoose.